Sunday, May 3, 2020

Micnaha magaca Cawo

Micnaha magac cawo


Cawo waa eray micnihiisu yahay nasiib sidoo kale waa magac loo bixiyo dumarka, magacyada kale ee isku  micnaha yihiin waa Ayaan iyo Hoodo

Erayga: Cawo


Sifo: cawoleh


Magaca dhedig: Cawo 


Magaca lab: Cawaale


Q: Ayaan Siciid Xasan



No comments:

Post a Comment

QISO | buraanburlaydii Nuura ||Aroos jin Baa lagu casuumay sheekadan waxay ku saabsantay gabadh buraanburi jirtay oo reer kuwayt ah Qisada o...