Micnaha magac Ayaan
Ayaan waa eray micnihiisu yahay nasiib wanaagsan, nasiibadu iskuma jiraane nasiibka wanaagsan marka qofka si ka dis ah wax wanaagsan oo ka farxiyo ula kulmo ayay soomaalidu u adeegsataa erayo u gaara sida Ayaan, Hoodo, cawo iwm.
Erayga: Ayaan
Lidka erayga: Ayaandaran
Sifo: Ayaanleh
Magaca dhedig: Ayaan
Magaca lab: Ayaanle
Q: Ayaan Siciid Xasan
No comments:
Post a Comment