Wednesday, April 8, 2020

Taariikhda KFC| aasaasihii kentucky fried chicken

Taariikhda KFC| aasaasihii kentucky fried chicken

Taariikhda KFC| aasaasihii kentucky fried chicken

Waa colonel harland david sanders oo dhashay 9-setemper-1890, ku dhashay maraykanka magaalada  henryville, indiana.

Aabihii wuxuu dhintay isagoo 6 jir ah, kadib hooyadii waxay ku khasbanaatay inay shaqo tagto oo guriga, walaashii iyo walaalkii ka yarya kagaga tagto. Halkaas buu sanders ku bartay cunta karinta isagoo wax u karin jiray sida qof dugsiyo uga soo baxday.

Shaqooyin badan buu ka soo shaqeeyay sanders sida inuu beer u dhawayd ka shaqayn jiray isagoo 10 jir ah bishiina 2$ qaadanjiray, askarta cuba mudo 6bil ah buu shaqayn jiray sidoo kale dabdabis buu ka soo shaqeeyay iyo shaqooyin kale oo badan se markaste cunta karintu waxuuna iska dayn bay ahayd oo uu ku raaxaysto markuu samaynayo.
Taariikhda KFC| aasaasihii kentucky fried chicken

1929kii buu geerashka gawaadhida iyo kaalin furtay furtay isagoo halkaa ka shaqeeya ayaa maalin mid tukaanka wareega ah( alaabaha lawareega oo iibiya) ayaa ku idhi "meelahan meel wax laga cuno kuma yaalan"
Isaga halkii ninka ayaa ku soo noqday ilaa uu go'aansaday inuu geerashka qol yar oo kumida u baneeyo oo maqaaxi ka dhigo.
Kadib wuu sameeyayba oo qolkii buu u baneeyay waxuuna hudheelkiisa/maqaaxidaa u bixiyay sanders cafe waxuuna ku iibin jiray digaaga shiilan iyo khudaar daraya. Muda yar gudaheed waxa uu maqaaxidiisii caan ka noqotay deegaanka ay ku taal dalabkeediina wuu siyaaday kadib ayuu go'aansaday inuu geerashka xidho oo dhamaan maqaaxi ubadlo  intaanay dhamaadkii 1930 gaadhinba  hudheelkiisa yar waxa uu deeqi jiray 142.
Taariikhda KFC| aasaasihii kentucky fried chicken

Sanders wuxuu aad u xiisanjiray digaaga shiilan hasayeeshee Marna kuma qanacsanayn shiilidaanta digaaga inay dhadhan ka ugu wacan siiso 1939 ayuu akhtiraacay qaab cusub oo dhigaaga loo kariyo isagoo huurus bilaa saliida ku karinaayay taasna   subcan iyo in maqaaxidiisa lagu soo hirto ayay kaliftay muda kadibna wuxuu keenay isagoo dhir isku dardaraya  inuu dhadhankii ka wacan u sameeyo digaaga uu iibanayay.
1935kii ayaa loo soo bandhigay inuu  hudheelkiisa ka iibiyo 164,000$ laakiin wuu diiday, muda yar ka dibna khariidada magaalada oo labaday awgeed hudheelkiisu meel istaraatijiya ma noqon markaas bay noqotay inuu iibiyo oo ku iibiyay 75,000$

Gadaal buu iskula hadloo oo isku yidhi" cid hadii wax aad kaga fiicantay jirto waxa weeye karinta digaaga sidaa awgeed intaad ka dhimanayso waa inaad iyada wadaa", mudo 2 sano ah ayuu halba maqaaxi u tagayay isagoo qaabkan aan digaaga u karo aan ni tuso kadib digaagadii la iibsadaba 0.4$ iga siiya se hudheel ka yeelay majirin mudadaa 4 hudheel mooyee samir badan awgeed kalba way soo kordhayeen ilaa 1963  iyagoo maqaaxiyaha ka yeelay fikradiisu ah 600  ayuu sii wadi kariwaayay masuuliyaa isaga iyo islaantiisu isagoo 73 jir ah wuuna iibiyay wuuna iibiyay fikradiis iyo qaabkuu u samyn jiray digaaga KFC oo siiyay 2milyon dollar.

Wuxuu dhintay 1980 kii, 1986 ganacsatadii ka iibsatay waxay ka sii iibiyeen shirkada PIPSI oo ka siiyeen 300 milyon oo dollar.

Hada hudheeladu waxay marayaan 22621 oo kula yaala 136 dal qaabka loo sameeyo digaaga KFC waa sir dad yar oo kooban garanayaan.
Taariikhda KFC| aasaasihii kentucky fried chicken



Q: Ayaan Siciid Xasan

No comments:

Post a Comment

QISO | buraanburlaydii Nuura ||Aroos jin Baa lagu casuumay sheekadan waxay ku saabsantay gabadh buraanburi jirtay oo reer kuwayt ah Qisada o...