Sidee kaneecadu u dhalataa?
Kaneecada biyahu waa u laf dhabar oo biyo la aantood ma tarmi karto waana sababta ay ka neecadu u dilaacdo guga iyo dayrta in ka badan xiliyada kale ee sanadka.
Kaneecadu si ay u taranto waxay u baharay biyo ay ku dhaso oo ug xanteeda kaga tagto ilaayo ay ka noqonahaan ka neeco badankeeno waan naqaanaa noolaha meelka aan biyaha ku shubano sida barkada, foostada iyo wixii la mida een biyaha ku haydsano ku dhasho ee loo yaqaano MIDHO XAREEDAAD. Bidho xareeraadkuna wax kale maaha ee ugxanta kaneecadu markay yara waynaato ayay bidho xareeraad noqotaa ka dibna kaneeco ayay noqotaa muuqaalkan(videogan) hoos kaaga muuqda waa midho xareeraad caagad lagu xidhay dhawr tobodaadna kaneeco ku noqday👇👇.

Q: Ayaan Siciid Xasan
No comments:
Post a Comment